Waare oo gaaray Buulo Burde iyo Xog ku aadan ujeedka safarkiisa (Daawo Sawirro)

Madaxweyanaha dowla-goboleedka HirShabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta lagu soo dhaweyay Degmada Buulo Barde ee Gobolka Hiiraan. Socdaalka Madaxweyne Waare ayaa ujeedkiisu yahay inuu xaliyo tabasho dhinaca Odayaasha Deegaanka ah oo ka jirta magaalada taasoo ku aadan dhinaca Maamulka. Waare waxaa socdaalka ku wehliyo Wasiiro iyo Xildhibaano ka mid Dowlad goboleedka Hishabelle waxaana uu kulamo … Continue reading Waare oo gaaray Buulo Burde iyo Xog ku aadan ujeedka safarkiisa (Daawo Sawirro)